Home Wararka Somaliya Jubbaland Ciidamada Dowlada oo maantay Alshabaab Badan laayay

Ciidamada Dowlada oo maantay Alshabaab Badan laayay

0

Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow Shaacisay Warsaxafadeed Uqornaa Sidaan Dowlada Soomaaliya Ayaa Sidoo kale Telegramkooda ku Faafisay Maydad badan oo Alshabaab Maantay Laga Dilay

Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada Qaranka waxaa u suurta-gashay inay ka hor tagaan weerarkii Khaawarijta oo xogtiisa la sii hayey, waxaana socda weli socda howlgal looga dilay dhagarqabayaal badan, kuwaas oo meydadkooda ay goobta daadsan yihiin.

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha khaawarijta lagu gaar siiyey saaka deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose.

Wuxuuna Sheegay in ku Dhawaad labaatan Mayd ah Alshabaab ugu Carareen Baarsanguuni oo ay weerar kusoo Qaadeen.

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada oo Soo Riday Diyaarad Drone ah alshabaab lahayd(Sawiro)
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Kulan Xasaasi ah oo Dhexmaray Xasan iyo Rutto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here