Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo Kordhiyay La Dagaalanka Burcada Dadka Shacabka Dhaca iyo Kuwa...

Ciidamada Dowlada oo Kordhiyay La Dagaalanka Burcada Dadka Shacabka Dhaca iyo Kuwa Hor leh oo lasoo Qabtay(Sawiro)

0

Ciidanka Booliska saldhigga deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa i maanta gacanta kusoo dhigay tuugo dhac u geysatay dad shacab ah oo ku sugnaa goob ganacsi oo ku taal deegaankaas.

Ciidanka booliiska ayaa ragaan burcadka ah kasoo qabtay deegaanka carbiska ee hoostaga Afgooye iyagoo baxsad ah, waxaana haatan ay ku jiraan gacanta ciidanka ammiga oo baaris kuwada.

Muddooyinkii u damnbeeyay ciidanka booliska deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa waday howlgalada ka dhan ah burcadda hubaysan iyo kooxaha ku labista dareyska Ciidanka ee dadka shacabka ah dhac iyo dhibaatooyin kalaba ku hayay.

Ciidamada booliiska ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo kala duwan ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda kusoo qabqabtay kooxo burcad hubeesan oo shacabka dhac u geesanayay.

Ad
Previous articleNolosha Al-Shabaab kaddib: Ninkii gaariga qoriga ku rakiban yahay wadi jiray ee hadda baska iskuulka wada
Next articleCiidamo Farabadan oo Loogu Talagalay inay Wax Ka Qabtaan Degmada Xarardheere oo La Sagootiyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here