Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Danab oo Degmo Ka Tirsan Galmudug oo Alshabaab laga saraay Ka...

Ciidamada Danab oo Degmo Ka Tirsan Galmudug oo Alshabaab laga saraay Ka Sameeyey Arin Lagu Farxay(Sawiro)

0

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Danab ayaa ka farxiyay shacabka ku nool magaalada Galcad iyo deegaanno kale oo hoostaga.

Ciidamada ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay qaar kamid ah qoysaska kunool magaalada Galkac iyo deegaanno kale oo hoostaga, waxa ayna ciidamada ddaka shacabka ah raashinka ugu geenayeen guryahooda.

Dadkii loo qeybiyay raashinka kala duwan ayaa uga mahad celiyay ciidamada kumaandooska Danab garab istaaga ay u muujiyeen iyo deeqda raashinka ah ay soo gaarsiiyeen xilli ay baahi badan u qabeen.

Ciidamada Danab ayaa ku tagay magaalada Galcad iyo deegaanno kale oo katirsan gobolka Galgaduud sidii ay ula dagaalami lahaayeen Al Shabaab, waxa ayna ciidamada dagaalka ay ku jiraan ku darsadeen in ay caawiyaan dadka shacabka ah .

Ad
Previous articleSSC oo Magaalada Laasacanood Usameeyey Ciidamo Boolis ah(Sawiro)
Next articleKulan Xasaasi ah oo Xalay la yeeshay Ammaanka magaalada Muqdisho Xili amniga Muqdisho isbadaly (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here