Home Wararka Maanta Ciidamada Amniga Galmudug oo Habeenkii 2aad Gacanta ku Soo dhigay Maandooriyaha (Sawiro)

Ciidamada Amniga Galmudug oo Habeenkii 2aad Gacanta ku Soo dhigay Maandooriyaha (Sawiro)

0

Laamaha Amniga Galmudug ayaa habeenkii 2aad  Howlgal xariira ka wada Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka mudug

Ciidanka ayaa caawa u dhacay guri lagu kaydinayay maandooriyaha Qamriga iyagoona gacanta kusoo dhigay 8 Kartoon oo Maandooriyaa oo kiiba ay ku jirto 30 dhalo iyo mulkihii guriga

Saraakiisha Howlgalka ayaa ii sheegay inay gacanta ku hayaan Mulkilihii Guriga.

Ad