Home Wararka Maanta Ceelkii ugu Horeeyey ee Shidaal oo laga Helay Soomaaliland iyo Wasiir ka...

Ceelkii ugu Horeeyey ee Shidaal oo laga Helay Soomaaliland iyo Wasiir ka Hadlay

0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi ayaa sheegay in Ceelkii ugu horeeyey ee shidaal laga helay Somaliland

Cabdilaahi Faarax Cabdi ayaa intaas ku daray in kadib baaris cilmiyaysan oo Wasaarada Macdanta iyo tamartu ku samaysay dareere madow oo kasoo fatahay goob laga qodayay Ceel-biyood bishii Sebtember ee sannadkii hore ayaa la ogaaday in uu yahay shidaal rasmi ah.

Ceelkan ayaa ku yaalla degmada Sallaxlay oo ka tirsan gobolka Maroodijeex ee Somaliland, lamana sheegin weli cadadka shidaalka ku jira Ceelkan.

”Baaristii Shidaalkii Bah-dhamal natiijadii waxay noqtay in shidaal rasmi ahi ku jiro, khayraadka dabiiciga ah ee Ilaahay Dalkeena uu dhigay waxa ka faa’idaysan doonna Dhamaan Umadda reer Somaliland oo dhan, Bari ilaa Galbeed” ayuu yiri Wasiirka.

Shirkada Genel Energy ee ceelkan qodi doonta, ayaa sannadihii u dambaysay Somaliland ka waday shidaal baaris, waxayna arrintani ku soo beegantay xili dowlada Soomaaliya ay dhawaan diidmo ka muujisay howlaha ay shirkadu ka wado guddaha Somaliland oo ay ku tilmaantay mid sharci daro ah oo xad gudub ku ah madax banaanida iyo midnimada Somalia

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAxmed Madoobe Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Magaalada Kismaayo ee Xaruunta KMG ee Maamulkaasi
Next articleMadaxweyne Siciid Deni Oo Fashiliyay Qorshe Ay Damacsan Tahay Dowlada Xasan Shiikh.