Home Wararka Somaliya Galmudug CATRIONA LAING IYO Wafdi Ay Hogaaminayso oo Gaaray Dhuusamareeb iyo Qoor Qoor...

CATRIONA LAING IYO Wafdi Ay Hogaaminayso oo Gaaray Dhuusamareeb iyo Qoor Qoor oo Qaabilay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladd Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay.

Madaxweynaha iyo wafdiga QM ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, heshiiskii Madasha, arrimaha doorashooyinka, la dagaalanka argagaxisada iyo sidoo kale arrimaha xasilinta.

Ad
Previous articleMaxaa iska beddelay Dakhliga Dowladda Soomaaliya kaddib ololaha la dagaallanka Musuqa?
Next articleAjaaniib Doobaysay inay Ku Biirto Al-Shabaab oo dhexda laga qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here