Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dib ugu laabtay caasimadda maamulkiisa ee Jowhar, kaddib markii ay soo dhamaadeen kuraastii deegaan doorashadoodu ahayd Baladweyn.
Waxaa la rajaynaa in maalmaha soo socda lasoo gabagabeeyo ilaa 6kursi oo ku harsan Jowhar.
halka kursigii ay ku fadhisay AUN Xildhibaan Aamina doorashadiisa lagu qaban doono Jowhar sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan madaxtooyada Hirshabelle.
Ad