Home Wararka Maanta Cabdulqaadir Cabdulaahi oo Si arxan dara ah u Gowracay Wiil uu abti...

Cabdulqaadir Cabdulaahi oo Si arxan dara ah u Gowracay Wiil uu abti u ahaa

0

Cabdulqaadir Cabdulaahi ayaa Gowracay Wiil uu abti u ahaa oo Halsano jir ahaa  Sidoo kalana Dhaawacay Walashiis uur 8 bil ah lahayd/

Cabdulqaadir Cabdulahi ayaana Intaas kadib ka baxsaday Ciidamada Amaanka oo wali Baadi goob ugu jira Falkaan aragagax leh ayaa ka dhacay xearada Dhadhaab oo ay ku noolyihiin Soomaali badan oo Qaxooti ah.

mid kamid ah Musuliyiinta deegaanka oo warbaahinta lahadlay ayaa Yiri:

halkaan waxaa ka dhacay arin aad iyo aad u foolxun taas oo ah inuu dilay wiil yar oo abti uyahay oo halsana jir ahaa iyo walaashiis oo uur ahayd taas oo uu tilmaamay inuu soo gaaray dhaawac aad u culus gabadha walashiis ah waxa uu madaxa uga dhufta masaar aad uculus  kadibna baangad ayuu usii raaciyay dhegta way go,day gabadha intaas kadib waxaa loola cararay hospitaal ku yaala magaalada Gaarisa .

wuxuu kaloo sheegay  in ninka falkaan argagax leh gaystay uu aad u isticmaali jiray maandooriyaha hada kahorna loo xiray maandooriyaha dartiis Balse lasoo daayay.

 

Ad
Previous articleAlshabaab oo weerer Culus ku Qaaday Magaalada Baydhabo Xili ay horay u Go,doomiyeen
Next articleMaxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane oo Ajaanib ah oo Hobyo laga soo Qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here