Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cabdullahi Goodax barre oo Wareegii koowaad ku Haray

Cabdullahi Goodax barre oo Wareegii koowaad ku Haray

0

Waxaa goordhaw soo gabagabooday wareegii koobaad ee doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP063 oo ay ku tartamayeen ilaa sagaal musharax, waxaana kursigan horey ugu fadhiyay Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre.

Doorashada kursigan oo ahaa mid xiiso iyo xamaasd badnaa ayaa wareegii koobaad waxaa ku haray ilaa todobo musharax uu ku jiro Xildhibaankii horey ugu fadhiyay kursigan Cabdullaahi Goodax Barre.

Wareega ugu dambeeya ee doorashada kursigan waxaa isugu soo haray labada musharax ee kala ah Daahir Xaaji Aadan iyo Cabdirisaaq Macalin Ciid, labadan musharax ayaana helay codadka ugu badan ee doorashada.

Labadan musharax ayaaana kursiga waxaa ku guuleesan doona midkii cod dheeraada, waxaana doorashada kursigan noqday kii ugu xiisaha badnaa ayna ku tartamaan musharaxiintii ugu badnaa.

Musharaxiinta ayaa codadka u kala helay wareegii koobaad

1. C/llaahi Goodax Barre wuxuu helay 10 cod.
2. Cabdi Afrax Guure waxa uu helay Waxuu helay 2 cod.
3. Cabdirisak Macalin Ciid 20 cod.
4. Daahir Xaaji Aaden 32 cod
5. Ibraahim habeeb Nuur 5 cod
6. Xiireey Axmed Rooble 8 cod
7. Maxamed Iidle Sabriye 10 cod
8. Nadar Tabaax Maalin 9 cod.
9. Yoonis Khaliif Xasan 1 cod.

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu

Puntland oo Sheegtay in Xasan Shiikh uu u haray Hal Sano iyo Bar kana soo bixidoono Villa Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaciyay inuu halkiisii yahay mowqifka ay kaga soo horjeedaan dowladda Federaalka Soomaaliya, inta laga helayo isbeddel iyo garowshiiyo ka yimaada madaxda dowladda Federaalka. Wasiirka Warfaafinta

Barlamaanka Somaliya oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska iyo hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa

Dowlada oo ka hadashey Duqeymaha uu Imaaraatka ka Fuliyo Puntland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siinayay BBC-da laanteedi Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay doorka Dowladda Imaaratka Carabta iyo Duqeymaha dhowaanahaan ay ka geesanaysay Buuraha Calmiskaad ay ka

Weerarkii hoteel Qaahira ee magaalada Baledweyne oo lasoo Afjaray 24 Saacadood Kadib

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee Xalay soo afjaray weerar qaatay in ka badan 15 saacadood oo ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen waabargii hore ee shalay
Ad
Previous articleCiidamada haramcad oo Soo Afjaray Weerarkii Lagu Qaaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho(Sawiro)
Next articleDeg Deg:5 qof ajaanib ah oo ku Dhimatay Weerarkii lagu Qaaday Xerada Xalane