Cabdisalaan Cali Axmed oo ku eedaysan dilka marxuum Cabdulaahi Cali Hudey ayaa goordhow lagu soo bandhigay goob fagaaro ah oo ku taal Guriceel.
Cabdisalaan ayaana Asbuucii lasoo Dhaafay Bartamaha Degmada Guriceel ku Dhex dilay Cabdulaahi Cali Hudey Goob Ganacsi oo uu ku lahaa Bartamaha Degmada Guriceel.
Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Fataate ayaa Balanqaaday inay cadaadalada Marin Doonaan Gacan ku Dhiiglahaan oo Mudo Dheer kadib Gacanta lagu soo dhigay.
Ad