Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Buuq iyo dagaal ka dhacay Hoolka Doorashada Hirshabelle

Buuq iyo dagaal ka dhacay Hoolka Doorashada Hirshabelle

0

Xildhibaano katirsan baarlamaanka HirShabeelle iyo ilaalada Yuusuf Dabageed ayaa damiyay leerarka iyo sameecadaha hoolka doorashada ee Jowhar, iyadoo ay is gacan qaadeen Xildhibaanada qaar waxaaba hakad galay doorashadii.

Xubnaha la sheegay in ay buuqa sameeyeen ayaa diidanaa natiijada wareegga 1-aad ee kursi kamid ah doorashada Aqalka Sare oo hada socoto. Madaxweyne kuxigeenka ayaa doonaya in uu soo baxo Murashax Cali Shacbaan halka natiijadana uu ku horreeyo Xanafi.

Kursigaan ayaa kamid ah laba kursi oo maalmahaan oo dhan murankoodu taagnaa, taasoo sababtay in mid kamid ah kuraasta Murashaxiintii u taagneed ay shalay ka soo tagan Jowhar soona gaaraan Muqdisho.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleGolaha Amaanka oo Warbixin Xasaasi ah ka Soo saaray Xaaladda Soomaaliya
Next articleUK oo shaacisay in ay aad uga walaacsan tahay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya