Home Wararka Maanta Buundadii Baardheere oo Gabi ahaanba Go,day Kadib Roobab Culus oo Da,ay Galabtay(Sawiro)

Buundadii Baardheere oo Gabi ahaanba Go,day Kadib Roobab Culus oo Da,ay Galabtay(Sawiro)

0

Fatahaada webiga Jubba ee Baardheere iyo Roobabka xoogan ee da.aya ayaa sababay in galabta ay go.do gebi ahaanba Buundadii Baardheere oo la dhisey sanadkii 1978..

Dhibaatadan dhacdey ayaa sameyn xaga nolosha ah waxay ku yeelaneysaa kumanaan Qoys oo degan daanta galbeed ee magaalada.

Buundada go’day ayaa muhiim u ahayd isku socodka dadka iyo gaadiidka maadaama Magaalada Baardheere uu Webigu dhex maro.

Buundadan oo ay iskaga gooshi jireen labada daan ee degmada baardheere qaar kamid ah gobolada dalka iyo wadamada deriska.

 

Ad