Home Wararka Maanta Burcad dhac Gaysanaysay iyo Hubkoodii oo Muqdisho lagu Qabtay(Sawiro)

Burcad dhac Gaysanaysay iyo Hubkoodii oo Muqdisho lagu Qabtay(Sawiro)

0

Ciidanka Booliska Somalia ayaa sheegay iney gacanta ku soo dhigeen rag ku lebisan dareys ciidan oo dhac ka geysanayey xaafado ka tirsan Muqdisho.

“Raggan oo ku hubeysnaa qoryo ayaa shacabka ka dhacayey telefanada iyo waxyaabaha kale ee ay wataan sida lagu sheegay qoraal booliska oo sidan hoose u qornaa”

“Taariikhdu markay aheyd 13/8/2023 abaaro 22:30pm ciidanka Booliiska qeybta guud gaar ahaan qeybta galbeed howlgal ay fulinayeen ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen labo eedeysanayaal oo dhac u geysanayay bulshada ku dhaqan dharkeynley waxayna wateen labo  qori faal ah labadooduba waa ciidanka  xooga dalka waxaana gacanta ku haya saldhiga boliiska Dharkeynley. Waxaana la horgeyn  cadaalada

Muwaadin haddii aad aragto fal amniga liddi ku ah warbixin gaarsii saldhiga kuugu dhow ama wac numberka gaaban ee 991.

Ad
Previous articleNabaddoonno uu Hogaaminaayay Sheekh Shariif oo xal ka gaaray dagaal beeleedyo lagu Hoobtay
Next articleSenator Cusmaan Abuukar Dubbe oo Hadal Lagu Tilmaamay Xaqiiqada Qaraar ka Horjeediyay Aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here