Laga bilaabo bisha soo socota waa inay dhammaataa Cisbitaalada ku meel gaadhka ah ee coronaha loo dhisay gudaha UK.
Looma baahna mar dambe.
Tani waa farriinta ka socota mas’uuliyiinta caafimaadka ee Ingiriiska, sida ay sheegtay BBC-da .
Kuwa ugu waaweyn, cisbitaalada ku meel gaadh ah ayaa la aasaasay gugii la soo dhaafay halkaas oo ay jirtay cabsi laga qabay in nidaamka daryeelka caafimaadka ee UK uu gabaabsi noqdo maadaama duufaankii ugu horreeyay ee corona uu ka jiray dalka oo dhan.
Ingiriiska sidoo kale wuxuu kamid ahaa wadamada ku yaala qaarada Yurub ee sida aadka ah uu ugu dhuftey aafada, taas oo galaafatey noloshooda ilaa 125,000 oo British ah.
Waqtiyadan dambe, si kastaba ha noqotee, Ingiriiska ayaa guul weyn ka gaadhay helitaanka tallaalka dadka, tirada cudurrada iyo dhimashaduna way sii yaraanayeen.
Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka