Home Wararka Maanta Booliska Soomaaliya oo baafinaya dahab baadi ah oo ay Hayaan

Booliska Soomaaliya oo baafinaya dahab baadi ah oo ay Hayaan

0

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in 21-kii bishii Novembar ee sanadkan, qoys ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ay degmada Deeynile gaar ahaan xaafadda Oodweyne ka heleen cadad dahab ah.

Waxay sheegeen in qoyskaas oo istimaalaya booliska Soomaaliyed in ay raadinayaan cidii iska lahayd dahabkaas.

‘Qofka uu dahabkaas ka maqanyahay waxaa looga baahanyahay inuu sheego goobta uu dahabkaas ugu lumay, cadadkiisa, iyo nooca uu yahay dahabkaasi’, ayuu yiri Afhayeenka booliiska Soomaaliya Gaashaanle Saadiiq Aaden Cali (Doodishe).

Afhayeenka oo aan goor dhow la xirriirnay, ayaa inoo sheegay in weli aanan la helin ciddii lahayd dahanbkaas.

Ad
Previous articleKhayre iyo Shiikh Shariif oo Xamar Ka Wada Qorshe Culus oo Xasan Shiikh Qorshihiisa Muda kordhinta Looga Hortagaayo iyo Farmaajo oo Taageeray Xasan Shiikh
Next articleGolaha Ammaanka QM oo cunaqabatayntii hubka ka qaaday Somalia iyo Faaidada Soomaaliya Ugu Jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here