Home Wararka Maanta Booliska Muqdisho oo ugu dambeyn soo qabtay Yuusuf Axmed Max’uud oo la...

Booliska Muqdisho oo ugu dambeyn soo qabtay Yuusuf Axmed Max’uud oo la Baadi Goobaayay (Sawirro)

0

Ciidamada booliiska oo Muqdisho ku qabtay ninkan oo dil geestay

Ciidamada booliiska gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshiid ayaa xalay gacanta ku soo dhigay nin gacan kudhiigle ah oo la baadi goobayey.

Ninkan booliiska soo qabteen oo lagu magacaabo Yuusuf Axmed Maxamuud ayaa ku eedeysan inuu dilay Marxuum  Maxamed Daahir Cabdulle.

Ciidanka Booliiska ayaa baaris dheeraad ah ku wada sababta uu ninkan dilka u geystey iyo cadeymaha arrintaas lka xiriira waxayna booliiska sheegeen in ninkan baaris kaddib u gudbin doonaan heyadaha cadaalada.

Ad
Previous articleImaaraadka Carabta oo Heshiisiiyay AXmed Madoobe iyo Dowlada Itoobiya
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Dagaalkii Suudaan oo Wali socda iyo Goobo Hor leh oo uu Ku Fiday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here