Home Wararka Somaliya Galmudug Booliska Dhuusamareeb oo Soo Qabtay Rag burcad ah oo Mobilada Dadka ka...

Booliska Dhuusamareeb oo Soo Qabtay Rag burcad ah oo Mobilada Dadka ka dhacaayay(Sawiro)

0

Dhuusamareeb: Ciidamada Booliiska ayaa caawa soo bandhigey rag burcad ah oo dhac bareer ah u geysanayay gaadiidka safarka ah iyo dadka la socda kuwaa oo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay Deegaanka Mareergur.

Raga lasoo bandhigey oo ah sadax, ayuu mid kamid ah ka muuqday dhaawac kusoo gaarey rasaas ay is waydaarsadeen ciidanka amaanka, waxaana isla goobta lagu soo bandhigey taleefano iyo decomentiyo ay ka dheceen dadka musaafirka ah ee jidka marayay.

Ad
Previous articleMadaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo La kulmay P.M Rooble Xili Mooshin laga Gudbiyay(Sawiro)
Next articleBeesha Caalamka oo Bilowday Qorshe Farmaajo looga adkaan karo Doorashada Madaxweynaha(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here