Home Wararka Maanta Beesha caalamka oo Warsaxafadeed Ka soo saartay Shirkii Golaha Wadatashi Qaran

Beesha caalamka oo Warsaxafadeed Ka soo saartay Shirkii Golaha Wadatashi Qaran

0

War saxaafadeedka Beesha Caalamka: Waxaa la joogaa waqtigii ay dhammaan madaxda Soomaaliyeed diiradda saari lahaayeen in si degdeg ah loo dhaqangeliyo go’aannadii lagu heshiiyey si loo soo gabagabeeyo hannaan doorasho oo lagu kalsoonaan karo marka la gaaro 25ka Febraayo.

Ad