Talaabooyinka la qaaday ilaa hadda!!
1- Mareykanka ayaa Istaraajiyadiisa Berbera dib u eegis ku bilaabay (Xisbiyada mucaaradka iyo Mweyne Biixi waxaa u sheegay Fariinsidihii US).
2- DhoolaTus Milateri oo lagu qaban lahaa SL ayaa Kenya loo wareejiyey (Waa soo dhamaaday).
3- UK mashaariicda xagga ciidamada La xariirta ayay dib u eegaysaa “qaarkood wey hakiyeen ilaa 31-ka bishan March” (waa la shaaciyey).
4- Taageerada Sanduuqa SSF ayaa qeyb ahaan hoos loo dhigayaa, haddii aan xal deg deg ah lahelin (DF Soomaaliya waa la ogeysiiyey).
5- Dhammaan Mashaariicdii SL ka qaban lahayd SSC ee dhaqaalahooda lamarinayay ayaa hadda lamarinayaa dadka deegaanka “Guddi ay magacaabi doonan ayaa lala sugi doonaa”.
6- Gargaarka Aadanaha oo ay SL doonaysay in lasoo mariyo ayaa laga diiday- iyadoo US iyo dawladdaha kale marinayaan Hay’addaha dhinaca PL degan, ka dibna qeybintu ay leeyihiin guddiga SSC.