Kulankaan oo ka dhacay dhulka miyigaa ee u dhaxeeya Towfiiq iyo Buqoloc ayaa gogol dhig u ahaa xal u helida dirir maalmo ka hor ka dhacay Deegaanada Bariga Gobalka mudug gaar ahaan Towfiiq iyo Buqoloc
Masuuliyiinta ayaa isku raacay kulan saacado qaatay ka dib qodobadaan Soo socda
1. Kala qaadista ciidamada dirirtu dhexmartay
2. dib u dajinta dadkii ka barakacay magaalooyinkii lagu dagaalamay
– Buqoloc
– Hirsalaama
3. Ciidamo xasillinta Gobalka mudug lasoo kala dhex dhigo
4. Wada hadalkii labada beelood oo dib loo furro
Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula
War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu