Home Wararka Maanta Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Kooxda TPLF oo JigJiga ka Bilaawday

Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Kooxda TPLF oo JigJiga ka Bilaawday

0

Waxaa Maanta bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo kooxda TPLF ay ka socdaan Magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida & Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya.

Dadweyne farabadan oo qaarkood wata Sawirka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa isugu soo baxay Magaalada Addis Ababa, kuwaas oo taageero u muujinayay Xukuumadda Abiy Axmed.

Dhinaca kale dadka ku banaanbaxaya Magaalada Jigjiga ayaa dhankooda kasoo horjeestay Kooxda TPLF, iyaga oo ku dhawaaqayay Erayo ay ku taageerayaan Ciidamada Federaalka Itoobiya ee dagaalka kula jira TPLF.

Ad
Previous articleHeshiis ku saabsan Wax Soo saarka khayraadka dalkeena oo si Wadajir ah Loo Ansixiyay
Next articleMareykanka oo Dhaqaale duldhigay Saraakiil Sar sare oo Alshabaab ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here