Home Wararka Somaliya Puntland Baarlamaanka Puntland oo Gashaanka U Daruuray Codsi uga Yimid Deni

Baarlamaanka Puntland oo Gashaanka U Daruuray Codsi uga Yimid Deni

0

Baarlamaanka Puntland ayaa diiday Warqad uga timi M/weyne Deni oo uu kudalbanayay in la ogolaado iibinta xarunta Dawladda Hoos ee Garoowe, oo cabirka dhulka ay ku fadhidaa dhan yahay 30X90Mitir.

5 xildhibaan ayaa u codeysay in xaruntan la iibsho, waxaa diiday oo kahoryimid dalabkan 27 mudane, waxaana ka aamusay 11 Xildhibaan.

Dhawanahaan Waxaa Khilaaf Xoogan uu Ka Dhex Jiray madaxweyne Deni Iyo Golaha Wakiilada Puntland.

Taas oo Sababtay in Ay Dhowrmar Diidaan Magaacibis uu Sameeyey Deni Taas oo ugu Danbaysay Gudigii Garsoorka Puntland oo Baarlamaanku Dhawaan diideen

Ad
Previous articleCiidamo ka Tirsan Al-Shabaab oo Gudaha u Galay Baydhabo
Next articleDeg Deg: dil Goor dhaw ka dhacay Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here