Home Wararka Maanta Baarlamaanka Puntlamd oo Gaashaanka U Daruuray Go,aankii Xalay Deni ku Dhawaaqay Mudo...

Baarlamaanka Puntlamd oo Gaashaanka U Daruuray Go,aankii Xalay Deni ku Dhawaaqay Mudo korarsina Samaysaty

0

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa u codeeyey in sannad sii joogaan ayna iyagu doortaan Madaxweyne iyo ku-xigeenkiis, taasi oo ay soo jidiyeen isimmada SSC-Khaatumo, xilli madaxweyne Deni ku dhawaaqay in la aado doorasho guud.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa Golaha Baarlamanka horgeeyey soojeedinta in ay soo-saaraan Lifaaqa lagu aadayo doorashadii hore ee xulista xildhibaannada.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland ayaa ka horyimid go’aankii xalay ee madaxweyne Deni, kaas oo ahaa in la soo xulo Baarlamaanka madaxweyne la doorto.

Baarlamaanka ayaa u muuqda in ay raacayaan soo jeedintii madax-dhaqameedka Khaatumo shalay ka soo saareen khilaafka doorashada Puntland.

Deni ayaana Xalay Ku Dhawaaqay in Doorashadii Hore loo laabto isla markaasna 8 bisha Soosocota La Qabto Doorasho Balse Waxaa Taas Saakay Diiday Baarlamaanka Puntland oo Mudo Sanad ah Korarsaday ayna Soo dooran doonaan Madaxweyne Cusub iyo Ku Xigeenkiisa.

Ad
Previous articleHaweeneey 75bjir ahayd oo si Arxan Dara ah loogu Dilay Magaalada Laasacaanood
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Xil U magacaabay Musharixii loo Rabay Madaxweyha Koonfurgalbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here