Guriceel: Banaanbax looga soo horjeedo dhacdadii foosha xumeyd ee xalay lagu dilay Allaah ha u Naxariistee Marxuum C/laahi Cali Hudeey oo ahaa nin dhalinyaro ah oo la dhashey taliyaha booliiska Degmadaasi.
Dibadbaxaan oo ay kasoo qeyb galeen Boqolaal Dadweyna ah oo iskugu jira Bulshada qeybbaheeda sida Waxgaradka, Culimada, Dhalinyarada, haweenka ayaa lagu cadeeyay in dambiilihii oo tiirka la keeno uu yahay xalka ugu weyn ee mudan in loo dhaqsado.
Ad