Xeer Kusime Madaxweyne Lr 91, April 23, 2022 : kuna saabsan Cafis Maxaabiis bisha Ramadaan.
Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland.
Markaan Arkay:- Dastuurka dowladda Puntland Qodobkiisa 81-aad
Markaan Arkay:- Talo soo jeedinta Wasaaradda Caddaalada, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland iyo Talo bixinta Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Aadanaha ee Puntland.
Markaan Tix geliyey:- Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Munaasabadda Ciidul-Fidriga.
Waxaan Cafis u fidiyey Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 60 Maxbuus oo ku kala jira Xabsiyada kala duwan ee Puntland.
Ad