Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed karaash ayaa Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo dadweyne kale kula ciiday fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso.
Axmed Karaash ayaa Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada reer Puntland faray inay is garabsadaan oo ay si wadajir ah uga shaqeeyaan midnimada, wadajirka iyo sugida amaanka.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Ad