Home Wararka Somaliya Galmudug Askari caan ka ahaa Degaanada Galmudug oo Ku Geeriyooday Dagaal Galabtay alshabaab...

Askari caan ka ahaa Degaanada Galmudug oo Ku Geeriyooday Dagaal Galabtay alshabaab iyo Galmudug Dhexmaray

0

Qarax ka dhacay Koonfurta Deganka Ceel-Dheere oo ka tirsan gobolka Galgaduud waxaa ku Geeriyoday allaha uu naxariiste wiilkan uu sawirkiisu idiin muqdo oo lagu magacabo Maxamed Cismaan Warsame.

Maxamed waxaa uu kamid ahaa dhalinyarada sida weyn loga garanayay magalada Guriceel waxaana uu ku dhintay Qarax ka dhacay degan dhanka koonfureed kaga beegan Ceel Dheere.

 

Ad
Previous articleDagaal Qaraar ayaa Galabtay Dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Alshabaab
Next articleInta Badan Ganacsiyada Suuqa Bakaaraha oo Xiran iyo Ganacsato ka Hadashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here