Home Wararka Maanta Aqriso: Magacyada 16ka Xildhibaan ee Maantay lagu Dortay Boosaaso wax ka yar...

Aqriso: Magacyada 16ka Xildhibaan ee Maantay lagu Dortay Boosaaso wax ka yar labasaacadood gudahood

0

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee gobolka Bari waxaa maanta kaliya lagu doortay ilaa 16-kursi oo loo qorsheeyay in lagu doorto magaaladaasi oo ah deegaan doorashada labaad ee Puntland.

Kuraastan maanta lagu doortay magaalada Boosaaso ayaa intooda badan waxaa kusoo baxay Xildhibaano cusub , waxaana meesha laga saaray xildhibaanadii hore ay ku jiraan Wasiirro aad ugu dhawaa Madaxweyne Farmaajo.

Xildhibaanada maanta la doortay ayaa gabigood loo xiray kuraasta ay kusoo baxeen, waxaana doorashadan intooda badan ku dhacday qaab gacan taag ah ,kaddib markii ay tanaasuleen musharaxiinta malxiiska ahaa.

Magaalada Boosaaso ayaa horey loo qorsheeyay in lagu doorto 16-xildhibaan, waxaana dhammaan kuraastan magaaladaasi loo qorsheeyay doorashadeeda maanta ka wada dhaceen magaalada Boosaaso.

Halkan ka akhriso Magacyada Xildhibaanada maanta la doortay

Kursiga Hop#157 ayaa loo doortay Maxamuud Axmed Aaden Geesood

Kursiga Hop#227 ayaa isna dib loogu doortay Cabdicasiis Maxamed Maxamuud (Qambi).

Kursiga HOP273 ayaa loo doortay Taliyihii hore ee Booliiska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko .

Waxaa sidoo kale kursiga  Hop#234 loo doortay Marwo Cabdi Bashiir.

Kursiga Hop#076 waxaa ku guulaystay Muuse Axmed Ismaciil .

Kursiga Hop#169 uu ku fadhiyay Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya waxa ku ku guuleestay Cali Mahdi Maxamed Qalato .

Kursiga Hop#083 waxaa isna ku guuleestay  Maxamed Bashiir Cali

Kursiga Hop#220 waxaa ku guuleestay Cali Xaaji Daahir Saleebaan .

Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa isna ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-222 .

Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-036 waxaa ku guuleestay Maxamed Aadan Diini .

Waxaa sidoo kale kursiga HOP027 ku guuleestay Siciid Cali Muuse a

Sadaam Maxamuud Cabdi ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-158 .

Kursiga Hop-149 waxaa ku guuleestay Xildhibaan Faysal Axmed Maxamuud

Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-190 .

Waxaa sidoo kale kursiga HOP 228 ku guuleestay Cabdulaahi Faarax Mire

Kursiga Hop-142  waxaa ku guuleestay Ismaaciil shire jaamac .

 

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleWa Sidee Xaalka Kursigii Xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi iyo Culays ka ahaysta Cali Guudlwaaye Cali kursigaas
Next articleGaalkacyo oo beri ka Qabsoomayso Doorasho Daahfuran iyo kursigii Ubax Tahliil oo 5 Musharax ku Tartamayso