Home Wararka Somaliya Galmudug AMIIR Xasan Warsame Cabdiraxmaan iyo Ciidamo uu Wato oo isku soo Dhiibay...

AMIIR Xasan Warsame Cabdiraxmaan iyo Ciidamo uu Wato oo isku soo Dhiibay Ciidamada Galmudug(Sawiro)

0

Horjooge Xasan Warsame Cabdiraxmaan (Jabal) iyo labo maleeshiyo ah oo la socota ayaa isku dhiibay Ciidamada deegaanka ee ka dagaalamaya bariga Gobalka Galguduud sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Baxdo Maxed Cabdulaahi.

Horjoogahaan ayaa ka mid ah kuwa muhiimka u ahaa Khawaarijta ka dagaalamaysa Galmudug waxaana ay qeyb ka yihiin tiro Maleyshiyaad ah oo maalmihii la soo dhaafay si isdaba joog ah uga soo baxayay safka Khawaarijta.

Maalmihii Lasoo Dhaafay Waxaa Hakad Ku jiray Dagaalkii Galmudug ku Qaaday Alshabaab lamana Oga Sababta Balse Waxaa Guud ahaan Deegaanada ee Alshabaab ku Suganyihiin laga Xanibay Gadiidkii Raashinka Iyo Badeecada Gayn. Lahaa.

Caasimada galmudug Waxaa Ku Xayiran Gadiid Farabadan oo Raashin iyo Agab kale u Waday Degmada Ceelbuur Taas oo ladiiday inay ugudbaab Deegaanada ay Alshabaab Wali maamulayaan.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo lacag Malaayiin Doolar ah ku wareejisay dowladda Turkiga iyo Turkiga oo layaab ay ku Noqotay (Sawirro)
Next articleSiyaasiyiintii ugu Saamaynta badnaa oo hal mar iska casilay xisbiga Wadajir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here