Home Wararka Maanta Alshabab oo Galabtay Qabsaday Deegaanka Cadakibir iyo Galmudug oo weerar Culus ku...

Alshabab oo Galabtay Qabsaday Deegaanka Cadakibir iyo Galmudug oo weerar Culus ku Qaaday iyo Taliye Sare uu Ku dhintay

0

Ciidamada galmudug iyo kuwada Dowlada oo isku garab ayaa weerar ku qaaday Dagaalamayaasha Alshabab oo maanta soogaaray Deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud.

Dagaal bilowday waqtigii danbe ee Galabta ayaa la isku gabal dhacsaday sida dadka deegaanku inoo sheegeen.

Taliyihii Guutada 13aad ee Qaybta 21aad Cali Caga-wayne ayaa u dhintay dhaawac ka soogaaray dagaalkii galabta ka dhacay Cadakibir.

Ad
Previous articleDeg Deg Warmurtiyeed laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wadatashi Qaran ee Muqdisho Ka Socday
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Sheikh Shariif iyo Khayre

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here