Home Wararka Maanta Alshabaabkii La Wareegay Deegaanka Xinlabi oo Arimo layaab leh ka sameeeyey Deegaankaas

Alshabaabkii La Wareegay Deegaanka Xinlabi oo Arimo layaab leh ka sameeeyey Deegaankaas

0

Kooxda Alshabaab oo la wareegtay deegaanka Xinlabi ee gobolka Mudug, ka dib dagaal qaraar oo halkaasi ka dhacay ayaa lasoo warinayaa in ay qafaasheen dad Shacab ah oo ay kala bexeen guriyohooda, kuwaa oo aan la ogayn halka ay la’aadeen.

Xarumo muhiim ah oo ahaa kuwo bixiya adeega bulshada ayaa sidoo kale lasoo warinayaa in kooxda magaalada qabsatey ay gubeen.

Xinlabi waa magaaladii 4-aad oo muddo asbuuc ah ay dib uga gurtaan ciidanka dowladda iyo xooggaga deegaanku, waxaa hore looga baxey Caad, Camaara iyo Bacaadweyn oo xoreyntooda ay ku dhinteen shuhaddo aad u badan.

 

Ad
Previous articleDagaal Saacado badan Qaatay Kadib Maamulka Hirshabeele oo laga Saaray Baladwayne
Next articleHogaamihii Ahlusuna Waljamaaca oo Gaaray Dhuusamareeb