Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaaday Ceel lahelay

Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaaday Ceel lahelay

0

Dagaal Xoogan oo u dhaxeey Ciidanka Xooga Dalka  iyo kuwa Degaanka oo dhinac Ah Iyo Alshabab Ayaa Goor dhaw ka qarxay ceellahelay .

Dagaalka oo saacado badan Qaatay ayaa La sheegay inuu Ka Dhacay Deegaanka Ceel lahelay Alshabaab ayaana Durbaba Hawada Kasaaray Isgaarsiinta Deegaanka Ceel lahelay.

Warar Hordhac ah aya Sheegaaya in Ciidamada Dowladu iska Caabiyeen Dagaalka Walina Ciidamada Dowladu ku Suganyihiin Deegaanka Ceel lahelay.

Isgaarsiinta oo maqan owgeed Wali lama Oga Khasaaraha ka dhashay Dagaalkaan oo wali kasoconaaya Deegaanka Ceel lahelay.

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada 7 sarkaal oo muhiim u ahaa kooxda Al-Shabaab oo la Dilay
Next articleTaliya Ciidanka Xooga Dalka iyo Cali jayte iyo Saraakiil kale oo ku Shiray Maxaas(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here