Home Wararka Maanta Alshabaab oo Saakay Weerar Culus ku Qaaday Buburiyayna Saldhig Ciidamada Dowladu ku...

Alshabaab oo Saakay Weerar Culus ku Qaaday Buburiyayna Saldhig Ciidamada Dowladu ku Sugnaayeen

0

Al shabaab Ayaa Saakey oo Sabti ah Waabarigii hore Weerar kula jarmaadey Xirooyinka Ciidanka Xooga Dalka ee Deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Degmada Afgooye,

Laba Gaari oo laga soo Buuxiyay Waxyaalaha Qarxa ayaa lagu Dhuftay Ilinka hore ee Xirada Milatariga Iyadoona uu Xigay Dagaal Xoogan oo u dhexeeya Labada Dhinac.

Al shabaab ayaa Guud ahaanba burburiyay Saldhigii Boliiska Deegaanka Sabiid Oo Laba Sano kahor uu dhisay Maamulka Gobolka Sh.hoose waxaana Sidoo kale jira Qasaarooyin kale oo soo gaarey Dhinacyadii Dagaalamay.

Dagaalka ayaana Socday in Kabadan Laba Saacadood.

Ad
Previous articleSoomaaliland oo Dagaal Qaatay 5 Maalin Ku Dhawaaqday Xabad Joojin
Next articleAlshabaab oo Weerar ku billowdy Qaraxyo oo lagu qaaday xero Kutaala Jubaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here