Home Wararka Maanta Alshabaab oo Gubay Tuulooyin u dhow Degaanka Bajeela ee Koonfurta Mudug(Sawiro)

Alshabaab oo Gubay Tuulooyin u dhow Degaanka Bajeela ee Koonfurta Mudug(Sawiro)

0

Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa xalay galay Gubay Guryo ku yaalay Deegaanka Cadalle ee Koonfurta Gobolka mudug

Guryahaan ayaa waxaa lahaa Dad shacab ah oo aanu waxba Galabsan

Deegaanka Cadalle ayaa saaka waxaa tagay Ciidanka Macawisleyda Bajeela kuwaas oo ka fuliyay Howlgal Baaritaano ah Laguna sugayay Amnigga

Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa markaan Awoodoodi Gobolka mudug waxay kusoo Aroortay inay dhacaan shacabka Gobolka ayna dhacaan Xoolahooda.

 

Ad