Home Wararka Maanta Alshabaab oo go,doomiyay Magaalada Baydhabo iyo Sicir barar xoogan oo laga Dareemaayo...

Alshabaab oo go,doomiyay Magaalada Baydhabo iyo Sicir barar xoogan oo laga Dareemaayo Magalaadaas

0

Alshabaab ayaa Bilaabay Farsamo Cusub oo ay ku go,doominayaan Magaalada baydhabo ee Xarunta Ku meel Gaarka ah ee Maamulka Koonfurgalbeed Alshabaab ayaa 48 saac ee lasoo Dhaafay ayaa Gaadiid Farabadan oo ka abaxay Maagalada Muqdisho oo ku Wajahnaa baydhabo ayaa waxaa jidka ugalay alshabaab oo diiday inay u gudbaan Baydhabo.

Alshabaab ayaana gaadiidkaan ku Xayiray Deegaano ka tirsan Gobalka Baay sidoo kale Alshabaab ayaa Telfoono hanjabaad ah u soo diray Gaadiid kale oo ka Bixi lahaa Magaalada Muqdisho kaas oo ku wajahnaa Baydhabo.

arintaan ayaa kusoo aadaysa Xili Maamulka Koonfurgalbeed ay Qorshaynayeen inuu Ka bilowdo Dagaalka Wajiga labaad kasso oo kadhan ah alshabaab loogana saraayo deeganada ay ka haysataan koonfurgalbeed.

Wararka Qaar ayaa shegaaya arintaan inay alshabaab uga jawaabayso Macalimiinta kusugan Baydhabo oo ay uyeereen oo koonfurgalbeed Diiday inay ka baxaan Baydhabo Macalimiintaan ayaana Alshabaab Qorshaynaysay inay lacago ka Qaadatao Balse laga Hor istaagay,

Magaalada Baydhabo ayaa Hataan waxaa laga Daremayaa Sicir barar Xaga Raashinka ah oo Durbaba Cirka isku Shareeray  Sonkorta ayaana Lasheegay inay aad u Qaaliyowday,

Majirto ilaa Hada wax war ah oo kasoo baxay Dowlada iyo maamulka Koonfurgalbeed.

Ad
Previous articleP.M Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo baaq kasoo saaray Khilaafaadka ka jira Puntland, Gedo iyo Hiiraan
Next articleFarmaajo oo diiday ka qeyb galka Shirka Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here