Home Wararka Maanta Alshabaab oo Dagaal Culus kusoo Qaaday Tuulo Hoostagta Ceelbuur oo Maantay Laga...

Alshabaab oo Dagaal Culus kusoo Qaaday Tuulo Hoostagta Ceelbuur oo Maantay Laga Qabsaday

0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaa shanaya Dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Tuulada Dac oo hoos tagta Degmada Ceel-Buur ee Gobalka Galguduud.

Saakay ayay Qabsadeen Ciidanka Xoogu Balse Alshabaab ayaa Galabtay Dagaal Culus  kusoo Qaaday.

Balse Ciidamada Dowlada ayaa Iska Caabiyay Wewrarkaas Alshabaab ayaana Dib ugu Laabtay Halkii ay ka Yimaadeen.

Dowlada Soomaaliya ayaana Sheegatay inuusan wax Khasaara ah Soo Gaarin Ciidanka Dowlada  Dac ayaana hoos tagta degmada Ceelbuur. Dac waxay Ceelbuur u jirtaa 17KM kaliya.

Qabashada dac waa talaabo wayn oo loo qaaday soo afjarista kooxda Alshabaab ah ee ku harsan Galmudug.

 

Ad
Previous articleWararkii igu danbeeyey Duqaymo iyo Dagaal Toos ah oo Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada ku Dhexmaray Duleedka Ceelbuur
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Ciidamada Dowlada oo Caawa ku Hoyanaaya Duleedka Ceelbuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here