Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaa shanaya Dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Tuulada Dac oo hoos tagta Degmada Ceel-Buur ee Gobalka Galguduud.
Saakay ayay Qabsadeen Ciidanka Xoogu Balse Alshabaab ayaa Galabtay Dagaal Culus kusoo Qaaday.
Balse Ciidamada Dowlada ayaa Iska Caabiyay Wewrarkaas Alshabaab ayaana Dib ugu Laabtay Halkii ay ka Yimaadeen.
Dowlada Soomaaliya ayaana Sheegatay inuusan wax Khasaara ah Soo Gaarin Ciidanka Dowlada Dac ayaana hoos tagta degmada Ceelbuur. Dac waxay Ceelbuur u jirtaa 17KM kaliya.
Qabashada dac waa talaabo wayn oo loo qaaday soo afjarista kooxda Alshabaab ah ee ku harsan Galmudug.
Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta gaaray Furuumaha hore ee Dagaalka:- Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo uu ka hoggaaminayo hawlgallada xoreynta deegaannada
Sarkaal Dhawaan kasoo goostay Kooxda Daacish oo isoo Meyd ah la helay
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in uu geeriyooday Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo horey uga tirsanaa saraakiisha sar sare ee kooxda Daacish,
Turkiga oo Muqdisho Keenay Diyaaradaha Bayraktar Akıncı ee Dron-ka ah
Sida aan xogta ku heleyno dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho maanta keentay labo diyaaradood oo nuuca dagaalka ah, kuwaa oo loogu tala galay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ka caawinayaan
Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan
Ad