Home Wararka Maanta Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada oo Xalay Dagaal Culus ku Dhexmaray Galgaduud

Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada oo Xalay Dagaal Culus ku Dhexmaray Galgaduud

0

Ciidamada XDS iyo koox ka tirsan AS ayaa caawa ku dagaalamay inta u dhaxeysa Mesagawey iyo deegaanka dhabaqle, oo Ka Tirsan Galgaduud waxaana ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay heleen xogta kooxda Alshabaab oo Weerar ahaa.

Halka lagu magacaabo Xuseen Axmed nuur ayaa jid gooyo loogu sameeyay kooxda AS, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban.

Taliyaha ururka 86aad ee Melateriga Soomaaliya Cabdinuur qadaaye ayaa sheegay in kooxdaan xogteeda ay heleen sidaasna ay jid gooyo ugu sameeyeen khasaara xoogana ay gaarsiiyeen Alshabaab.

Cadawga dibna ay warbaahinta ugu faah faahin doonaan Howlgalka iyo khasaaraha AS gaaray.

Taliye Salaad Goobbe oo howlgalkaan Hogaaminayay ayaa xaqeejiyay inay ku raad joogaan xubna ka tirsan Argagixisada oo xalay khasaare ay gaarsiiyeen.

 

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa

Dowlada Somaliya oo beenisay hadalka Puntland ee ku diiday Kaarka Aqoonsiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan
Ad
Previous articleRaysulwasaaraha Israil oo Waaran Soo Qabashaa loo Jaraayo
Next articleXukunka adag oo lagu Riday ninkii Dilay Maama Khadiija oo Biyo Waydiistay