Home Wararka Somaliya Puntland Akhriso: Hal Qodob oo isku Fahmeen Xasan Shiikh iyo Deni

Akhriso: Hal Qodob oo isku Fahmeen Xasan Shiikh iyo Deni

0

Jaadka Miirowga Kenya qeybtiisa Puntland cida loo xirayo ayay kaheshiiyeen M/weyne Xasan iyo M/weyne Deni.

Si lamid ah sida Qaraabada Madaxweyne HSM iyo Shuraako ganacsiyeed kan Koonfurta dalka uga qaataan $4.5 Kiilowgii ayaa kana la go’aamiyey in loo maamulo, iyadoo loo xirayo qaar kamid ah Qoyska Madaxweyne Deni.

Waana qodobka kaliya ee ilaa hadda horey looga gudbay, iyadoo ladoonayo in lagu gudo’o balamo dhaqaale oo horey u jiray.

Villa Soomaaliya, Qaadka ayaa unoqday mashruuc dhaqaale oo ay iskaga xaliso dhacdooyinka siyaasadda dhaqaaleysan.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Galmudug oo Kulan yeeshay Xili la Filaayo in Mudo Kordhin u sameeyaan Qoor Qoor
Next articleMadaxweyne Dani oo Kulan casha ah u sameeyay Madaxweyne Xasan iyo Wafdigiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here