Kooxda Ahlusunnada ayaa dib ugu soo laabatey Saldhiga Booliiska Guriceel oo ay isaga baxeen saacado kahor.
Dadwayne ku xoomey xafiisyada saldhiga saacadihii uu haawanayay Ayaa isaga baxay waxaana dib ula Wareegay Ciidamada Ahlusuna Waljameeca.
Saxaafada ayayna isugu yeereen waxayna ka Hadli doonaan Xiisada caawa ka Taagan Gurceel.
Ad