Home Wararka Maanta Agaasimihii Canshuuraha oo Markale Xilka Laga Qaaday Mid Cusubna La Magacaabay

Agaasimihii Canshuuraha oo Markale Xilka Laga Qaaday Mid Cusubna La Magacaabay

0

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa ku amray wasiirka maaliyada Biixi Iman in uu shaqada ka ceyriyo Agaasimihii Waaxda Canshuuraha Barriga ee wasaaradda Maaliyada oo 4-tii bishan July, uu magacaabay wasiirkii laceyriyey Dr Cilmi, waxaana loo magacaabay maanta Cabdillaahi Nuur Max’ed Shirbow oo horey uga katirsanaa Hay’adda Nabadsugida ee NISA.

Agaasimaha lamagacaabay Shirbow ayaa NISA looga ceyriyey sababo la xariira musuqmaasuq iyo isdaba marinta xaquuqda shaqaalaha 2019kii.

Jahawareer dhaqaale ayaa kataagan gudaha dawladda Federaalka, 12 Malyan oo Dollar oo lafilayay in ay bishan soo xarooto ayaa laga hayaa $4 Malyan oo qura, iyadoo dhammaan dawladdu sheegayso in ay la dagaalamayso musuqmaasuq, hayeeshee Agaasimayaasha daacada u ah Madaxweynaha ayaa kala hagaya howlaha wasaarada Maaliyada.

Ad
Previous articleRaysulwasaare xamse iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo u ambabaxay dalka Dibadiisa
Next articleDowlada Soomaaliya oo 24saac kadib Ka Hadashay Qarixii lagu laayay Ciidamada 14ka oktoober sheegtayna cida ka danbaysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here