Mohamed Sa’id Yusuf ayaa loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee degmado Hobyo.
Hobyo waa degmadda Qadiimi ah, wuxuu Maxamed ahaan doonaa masuul Muwaadiniinta u shaqeeya Fahamsiiyana adeegga Bassabort-ka iyo muhiimadda muwaadinka uu u leeyahay.
Hormarro dhinacyo kala duwan ah ayey sameynaysaa Hobyo, xaafiiska ayaana shalay irdaha mar kale loo furay waxaana Loo Magacaabay Masuulkaan.
Ad