Home Wararka Maanta Abshir Mowlid Axmed oo ahaa bamba tuure ka tirsanaa Alshabaab oo Gacanta...

Abshir Mowlid Axmed oo ahaa bamba tuure ka tirsanaa Alshabaab oo Gacanta Lagu Dhigay Xili uu Bomba Tuuray(Sawiro)

0

Abshir Mowlid Axmed oo ahaa bamba tuur ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayeey gacanta ku soo dhigeen ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab.

Abshir ayaa bamba gacmeed ku tuuray xaafad ay degnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka kumaandooska Danab oo ku taala magaalada kismaayo , isagoo markuu falka gaystay kedib damcay inuu goobta isaga baxsado balse ciidanka ayaa cayrsaday kana soo saaray xaafad uu ku dhuuntay oo islahaa kaga baxso ciidanka .

Abshir ayaa hadda waxa uu ku jiraa gacanta ciidanka kumaandooska danab isaga oo baaritaan lagu sameeyo ku sheegay ineey jiraan bambooyin u kaydsan damacsanaana inuu falal amni darro oo kale ka gaysto magaalada kismaayo ee caasimada dowlad goboleedka jubaland.

 

Ad
Previous articleErdogan oo farriin kulul u diray Israa’il iyo reer galbeedka
Next articleHooyo caruurteeda iyo nin keedii hore ay haystaan Xamaas oo ugu baaqday Israa’iil in ay ogolaato is dhaafsiga maxaabiista

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here