Home Wararka Maanta Abilaziz Mohamed oo Dowlada Kanada Duldhigtay 250,000 oo dollar oo ugu Danbayn...

Abilaziz Mohamed oo Dowlada Kanada Duldhigtay 250,000 oo dollar oo ugu Danbayn Gacanyta Lagu Dhigay

0

Abilaziz Mohamed,oo ay aad doondooneysay dowladda Kanada, ayaa la xiray ka dib markii la helay xog aan la shaacin oo ku saabsan halka uu ku sugan yahay, saacado kadib markii la bilaabay ololaha (Be on the Lookout (BOLO) oo loo jeedo oo aad uga feejignaada.

barnaamijka BOLO Abaal-marin lacageed oo dhan 250,000 oo dollar ugu yaboohay cidii soo sheegta ama sababta xadhiga Maxamed,si dadka loogu dhiirigaliyo inay Booliska usoo sheegaan hadii ay arkaan ninkan baxsadka ah.

Maxamed ayaa waxaa baadi goobayay booliiska Toronto waxaana lagu soo eedeeyay in uu dilay Craig MacDonald oo 43 jir ah kaasoo ku dhashay Magalaadda Toronto.

Taliyaha booliiska Toronto James Ramer oo ka hadlay xariga Abilaziz Mohamed ayaa aad soo dhaweeyay in ninkan oo ay muddo badan baadigoobayeen gacanta lagu soo dhigo.

Baxsadka Kanada loogu doonista badanaa oo la soo xiray
Ad
Previous articleHowsha ugu horreysa ee deg degga ah ee hortaalla Aadan Madoobe.
Next articleColaadda Ukraine: Vladimir Putin oo qaaday tallaabadii ay reer Galbeedka uga digayeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here