Maamulka Degmada Kaaraan ayaa Amray in Xarunta Degmada Kaaraan ay yimaadaan dhamaan dadka Ku shaqeysta gawaarida yaryar ee iibiya Mooska rootiga kabaha IWM.
Ilo Muhiim ah oo ka Tirsan Shaqsiyaadka loo yeeray ayaa ii sheegay in Maalmihii la Soo dhaafay ay dhib kala kulmayeen Maamulka Degmada Kaaraan Xubna ka Tirsan, Balse Maanta ay Macquul tahay in Laga qaado Lacago Loogu sheegay is Diiwaan galin.
Shacabka Kaaraan waxay ka cabanayeen Amni daro xoogan, Hadana waxaa u sii raacday in Maamulka ay dhibaata kala kulmaan
Dhawaan waxaa Degmada Kaaraan ka bilaawday Burburinta Sandaqadaha Yar Yar ee looga shakiyay in Lagu iibiyo Waxyaabaha Maanka dooriya
Ad