Home Wararka Caalamka Degdeg alshabab oo markale Galabtay Lawareegay Degmada Matabaan

Degdeg alshabab oo markale Galabtay Lawareegay Degmada Matabaan

0

Alshabaab oo markale la wareegay Matabaan Galinkii Danbe ee Maantay  ayagoo wata Gadiid Dagaal iyo Ciidamo aad u hubaysan majirin Wax iska Caabin ah oo aykala Kulmeen Ciidamada Galmudug oo kusugnaa Degmadaas lamana oga Halka ay adeen Ciidamadii Bookiska iyo Gudoomiyihii Degmadaas.

Asbuucii Hore ayay ahayd markii Alshabab lawareegeen Matabaan taas oo ay gubeen Saldhigii Degmadaas.

 

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleWar Deg deg Ah Al-shabab oo goordhow Xirtay Wadada Xariirisa Dhuusamareb Iyo Ceeldheere
Next articleMadaxweyne Qoorqoor oo Siwayn loogu Soo dhaweeyey Magalada Baydhabo(Sawiro)