Home Wararka Maanta Deg Deg Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka Horyimid Go’aankii R/W Rooble

Deg Deg Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka Horyimid Go’aankii R/W Rooble

0

Guddiga xalinta khilaafaadka oo ka horyimid waraaqda kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha, Sidoo kalena ka hadlay dhacdo uu ku sameeyey wasiirka amniga cabdilaahi maxamed Nuur.

Lama oga sida Looga jawabi doono Go’aanka Guddiga Khilaafaadka ay ku diideen Xubnihii xilka Laga qaaday.

Ad