Home Wararka Somaliya Agasimihii Waaxda Duulista Hawada Galmudug oo Xilka laga Qaaday iyo Agaasime Cusub...

Agasimihii Waaxda Duulista Hawada Galmudug oo Xilka laga Qaaday iyo Agaasime Cusub oo lamagacaabay

0

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada dowlad goboleedka Galmudug oo wareegto uu soo saaray xilkii uga qaadey Abdirisaaq Omar mahamud, agasimihii hore ee waaxda duulista hawada Galmudug ayaa magacaabey Agaasime cusub iyo kaaliyihiisa.

Maxamed Axmed Cumar oo loo magacaabay agaasimaha waaxda duulista hawada Galmudug ayaa mudoba ahaa shaqsi ku howlanaa dadaalada hormarinta waaxdaasi.

 

Ad
Previous articleDegdeg Ciidamada Dowlada Galmudug oo Gaaray Deeganka Gadoon oo Goordhow Alshabab lawaregeen
Next articleDeg Deg Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka Horyimid Go’aankii R/W Rooble