Ciidamada dowlada oo uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Dhuusamareeb GeedaQoroow ayaa gudaha ugalay deegaanka gadoon oo ay saacado ka hor la wareegeen Ururada Alshabaab.
Al-shabaab ayaa iskaga baxay deegaankaas waxaana hada ku dhex roondeynaya Ciidamo ka tirsan Dowlada.
 
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad
  
        
		
			


