Home Wararka Maanta Agaasimaha Hay”ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Hobyo oo La Magacaabay (Sawiro)

Agaasimaha Hay”ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Hobyo oo La Magacaabay (Sawiro)

0

Mohamed Sa’id Yusuf ayaa loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee degmado Hobyo.

Hobyo waa degmadda Qadiimi ah, wuxuu Maxamed ahaan doonaa masuul Muwaadiniinta u shaqeeya Fahamsiiyana adeegga Bassabort-ka iyo muhiimadda muwaadinka uu u leeyahay.

Hormarro dhinacyo kala duwan ah ayey sameynaysaa Hobyo, xaafiiska ayaana shalay irdaha mar kale loo furay waxaana Loo Magacaabay Masuulkaan.

Ad